Haddanu nahay bahda Allsanaag, waxaanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Waalidka Marxuumka dhintay dhalay Wasiiru dawlaha amniga Puntland Cabdirashiid Cali Geele iyo Hooyadiis Koos Cabdulaahi Uurcad, qaraabadiisa iyo dhamaan asxaabtiisa jeclayd ee kala joogtay daafaha Caalamjka | |
---|---|
Ardada Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Suudaan, ayaa maanta waxay aaseen Allah ha u naxariistee walaalkoodii ay ku jeclaayeen Islaanimada iyo Soomaalinimaa Maxamed Cabdirashiid Cali Geele, oo maalintii shalay ku geeriyooday dalka Suudaan |
.